Topic
Warkasta is tracking tigray across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches gobolka, afraad, and galay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Mekelle (Caasimada Online) — Dagaalyahannada iyo hoggaamiyeyaasha TPLF ayaa Sabtida isaga baxayay magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray, xilli ciidamada dowladda Itoobiya ay kusoo siqayaan magaalada, isla markaana ay dib ula wareegeen garoonkeeda diyaaradaha. Wariye maxalli ah iyo dad deggan Mekelle ayaa wakaaladda AFP u sheegay in xubnaha Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ay bilaabee
Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya waxaa ka go’ay adeegyada internet-ka iyo taleefannada, xilli dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo xoogagga Tigray uu galay maalintii afraad, taasoo sare u qaadday walaaca laga qabo in colaadda dib ugu laabato dagaal ballaaran.

Mekelle (Caasimada Online) – Adeegyada internet-ka iyo taleefannada ayaa Jimcaha maanta ah si weyn uga go’ay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, xilli dagaal culus uu toddobaadkan dib uga qarxay ciidamada dowladda federaalka iyo xoogagga Tigray. Dagaalladan ayaa ah kuwii ugu xooganaa ee gobolka ka dhaca tan iyo markii heshiis nabadeed lagu soo afjaray dagaalkii dhiigga…