Topic
Warkasta is tracking galay across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches buurhakaba, galbeed, and gudaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, taasi oo astaan u ah gobannimada, midnimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda maalinta Calanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya, Guddoomiye Ku xigeenka Koowa
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay Baydhaba ayaa ka hadlay xaaladda amni ee deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan dagaallada u dhexeeya ciidamada ammaanka iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba oo ka warbixiyay kulanka ayaa sheegay in dagaalka uu galay waji cusub,…