Topic
Warkasta is tracking ujeedka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches turkiga and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdsho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş, kaas oo soo gaba-gabeeyay howlgalkii diblumaasiyadeed ee dalka. Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid sagootin ah, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu Danjiraha uga mahadceliyay muddadii uu Soomaaliya ka soo shaqeeyay iyo dadaal