Topic
Warkasta is tracking unep across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cimilada and isbeddelka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Nairobi, Kenya – Dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirkii 175-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah (CPR) ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Deegaanka (UNEP), kaas oo looga hadlay arrimaha deegaanka, isbeddelka cimilada iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah. Intii uu shirku socday, Soomaaliya ayaa soo bandhigtay mudnaanta qaranka ee ku aaddan la tacaalidda saameynta…