Topic
Warkasta is tracking untmis across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches politics, adkeysatay, and bixitaanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, known as Ali Balcad, on Wednesday met with a United Nations delegation led by the acting head of the UN Transitional Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), Raisedon Zenenga. The meeting, which was also attended by UNTMIS Head of Political and […]

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socday xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa ku-simaha hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb-galay madaxa kooxda siyaasadda iyo dhexdhexaadinta ee UNTMIS, Vikram Parekh, iyadoo labada dhinac ay k

09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane Raisedon Zenenga waxaana sidoo kale ku weheliyay kulanka Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta Mudane Vikram Parekh. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaan

Mogadishu (WDN) – Hawlgalka Isku-dhafka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa soo dhoweeyay horumarka ka socda wadahadalada siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyayaasha mucaaradka, iyagoo ku tilmaamay wadahadalada inay yihiin tallaabo wanaagsan oo lagu gaari karo heshiis ballaaran oo ku saabsan habka doorashada dalka.