Topic
Warkasta is tracking looga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhacay, kulan, and mucaaradka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane Raisedon Zenenga waxaana sidoo kale ku weheliyay kulanka Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta Mudane Vikram Parekh. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaan

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diiday mooshin ay soo gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan mucaaridka, kaas oo lagu dalbanayay in golaha uu ka doodo xaaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo amni ee dalka. Mooshinka ayaa xildhibaannada mucaaridku doonayeen in lagu daro ajandaha kulanka maanta, si loo sameeyo dood ku saabsan xaaladda […] Th