Topic
Warkasta is tracking updf across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aad and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kampala: Ciidamada Difaaca Dadka Uganda (UPDF) ayaa Soomaaliya u diray Guutada Dagaalka 48-aad (Battle Group 48), taas oo ka mid noqon doonta howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM). Diritaanka ciidamadan ayaa yimid kaddib markii ay soo dhammaysteen tababar loogu diyaar-garaynayay howlgalka, kaas oo ka dhacay Xarunta Caalamiga ah ee Tababarka Howlgallada…