Topic
Warkasta is tracking wareejisay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches fatahaadaha and sodma, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kismaayo – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka Jubbaland, ayaa Maamulka Magaalada Kismaayo ku wareejisay 10 matoor oo loogu talagalay in biyaha looga saaro magaalooyinka iyo goobaha ay saameeyaan roobabka xooggan iyo fatahaadaha El Niño. Matoorradan ayaa loogu talagalay in lagu yareeyo biyaha fariista goobaha ay roobabka iyo fatahaaduh