Topic
Warkasta is tracking sodma across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches aadannimo, daah, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa degmada Kaxda ka bilowday wajiga koowaad ee qaybinta deeq gargaar raashin ah oo loogu talagalay dadka danyarta ah, dadka ay saameeyeen xaaladaha bani’aadannimo iyo dadka naafada ah. Deeqdan ayaa ka kooban noocyo kala duwan oo raashin ah, waxaana loogu talagalay in lagu caawiyo qoysaska nugul…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO), Rein Paulsen, Wakiilka FAO ee Soomaaliya, Etienne Peterschmitt, iyo wakiillo ka socday Dowladda Norway. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u-diyaargarowga El Niño, n
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobabka xooggan ee la xiriira dhacdada cimilada ee Super El Niño. Kulanka waxaa ka qaybgalay…
London, UK – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada London ee Boqortooyada Midowday uga qayb gashay munaasabad lagu daah-furay Xarunta Isku xidhka Gurmadka Qurbajoogta Soomaaliyeed (SODECH), oo loogu talagalay xoojinta isku-xirka iyo iskaashiga dhinacyada ku lugta leh gurmadka iyo maareynta musiibooyinka. Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay IOM UK iyo IO