Topic
Warkasta is tracking xaramka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dowladda and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
DFS ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu bartilmaameedsaday magaalada barakeysan ee Maka, kaas oo ay ciidamada difaaca cirka Sacuudiga sheegeen inay ka hortageen ka hor inta uusan gaarin magaalada. Soomaaliya ayaa sidoo kale cambaareysay weerarradii dhawaan lagu qaaday deegaanno rayid ah oo ka tirsan Boqortooyada […] The post Dowladda