Topic
Warkasta is tracking xargaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches badda, hay, and hoosteeda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara (Submarine Cable Landing Technical Working Group – TWG). Shirka waxaa ka soo qeyb galay shirkadaha isgaarsiinta, shirkadaha ka shaqeeya xargaha badda hoosteeda mara, bixiyeyaasha adeegyada internet-ka (ISPs),

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Nayroobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara (Submarine Cable Landing Technical Working Group – […]