Topic
Warkasta is tracking xirayay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches danab and galay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab. Intii ay socotay munaasabadda xiritaanka tababarka, ciidamadu waxay soo…