Topic
Warkasta is tracking danab across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches aad, ciidanka, and fuliyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ugaarsi iyo burburin ah ka fuliyey deegaanka Goobanle, oo ku yaalla aagga isku xira gobollada Shabeellaha Hoose iyo Bay. Howlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Khawaarijta oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Goobanle. Sida lagu sheegay warbixinta, qaar ka mid ah xubnahaas ayaa la…
Taliyaha Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo xiray siminaar ku saabsan warbaahinta, kaas oo muddo laba toddobaad ah u socday xubnaha warbaahinta ee guutada. Siminaarka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta aqoonta iyo xirfadaha warbaahinta, gaar ahaan hababka casriga ah ee tebinta dhacdooyinka, diyaarinta wararka, sawir-qaadista, duubista muu
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa diiradda lagu saaray xakameynta isku socodka iyo marinada ay Khawaarijtu u adeegsanayeen dhaqdhaqaaqyadooda, gaar ahaan goobaha ay…