Topic
Warkasta is tracking xirayo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches muqdisho and waddooyinka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa caawa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalinta berri ah la xirayo waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Taliska ayaa sheegay in wararkaasi aysan waxba ka jirin, isagoo meesha ka saaray jiritaanka qorshe hakad lagu gelinayo isu socodka magaalada, wuxuuna bulshada caasimadda uga digay…