Topic
Warkasta is tracking xiriirta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches booliska and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdo ka dhacday Isbitaalka Muqdisho ee degmada Yaaqshiid, taas oo la xiriirta hooyo iyo ilmaheeda oo isbitaalka lagu hayay, kadib markii qoyskeedu awoodi waayeen bixinta kharashaadka caafimaadka iyo jiifka. Hooyadan oo lagu magacaabo Zamzam Maxamuud Cilmi ayaa boolisku waxay sheegeen in 19-kii September…