Topic
Warkasta is tracking booliska across 9 reports from 5 sources. Recent coverage touches puntland, waqooyi, and amni, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Karkaar ayaa deegaan lagu magacaabo Khayr Kulaal oo ka tirsan degmada Qardho ka dhagax dhigay beer… Sii akhri
Dable Bol.Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” ayaa loo soo Xiray Dilka Taliyihii hore ee hoggaanka isgaarsiinta iyo Tiknooljiyadda Booliska sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed, kaasi oo gurigiisa lagu dhex dilay labadii bishii Lixaad ee sanadkaan 2026. Eedeysanaha koowaad Jamaal Xasan Cabdulle, ayaa ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyey kulan ay ka qeybgaleen hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kulanka oo uu sidoo kale…
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Sool ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujiyey walaac ku saabsan hadal uu sheegay inuu ka soo yeedhay Taliska Qaybta Booliska Gobolka Nugaal, kaas oo la xiriira nidaamka amniga bulshada iyo habraacyada wada-shaqaynta laamaha amniga.
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Sool ee maamulka Waqooyi Bari ayaa digniin u jeediyay Taliska Qaybta Booliska Gobolka Nugaal ee Puntland, iyagoo ka horyimid hadal ka soo baxay saraakiisha booliska gobolkaas oo ay sheegeen inuusan waafaqsanayn habraacyada wada-shaqaynta laamaha amniga. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Qaybta Booliska Gobolka Sool ayaa lagu sheegay in…
Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo lagu eedeynayo in uu maalintii axadda… Sii akhri
Ciidamada Booliska Puntland gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa ka digay khataraha ka dhalan kara safarrada waddooyinka waaweyn xilliga roobabka… Sii akhri
Booliska caasimadda Garoowe ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan in uu maanta magaalada ku dilay labo qof, islamarkaana ku… Sii akhri
Taliska Booliska HirShabelle ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin adag oo ka dhan ah kooxaha loo yaqaanno ciyaal weerada ee ku sugan magaalada Jowhar, iyadoo taliska uu sheegay in falalkooda ay gaareen heer amni-darro ku abuuray shacabka iyo dadka isticmaala gaadiidka. Sarreeye Guuto Xasan Dhicisow Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay saldhigga…