Topic
Warkasta is tracking xuska across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches afrika, maalmaha, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ee sanadguurada 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Kulanka waxaa martigelisay Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Khadiija Max

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada Afrika ee dalka Qatar, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wakiillo diblomaasiyadeed oo ka socday dalalka Afrika ee laga aqoonsan yahay Qatar. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay dhaqamada kala duwan iyo hodantinimada [R