Topic
Warkasta is tracking yahay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches muransan, doorashooyinka, and koonfurta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal wadajir ah ku qabtay nin looga shakisan yahay inuu qorsheynayay fal amni-darro oo ka dhaca xaafadda KPP ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay NISA. NISA ayaa sheegtay in ninka la qabtay lagu magacaabo Xasan Nuur Muuse, oo sidoo kale…

Yohanna Akol Ngor, wasiirka warfaafinta ee gobolka Abyei ee lagu muransan yahay ee xuduudda u dhaxaysa Suudaan iyo Koonfurta Suudaan, ayaa sheegay in ugu yaraan 73 qof ay dhinteen Isniintii markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay bartilmaameedsadeen suuq ku yaal aagga, wuxuuna ku eedeeyay ciidamada Suudaan inay qaadeen weerarka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashooyinka lagu muransan yahay ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tan madaxweynaha.… Sii akhri