Puntland: Maxaabiistii Burcad-badeedda oo baxsatay
Warka oo kooban
50 ilbiriqsiKu dhawaad 20 maxbuus oo ka mid ah Burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa caawa ka baxsaday gacanta Puntland, iyadoo mid dhintay iyo mid kalana dhaawacmay xilliga baxsashadooda.
Qodobbada muhiimka ah
- Sidoo kale mid ka mid ah maxaabiista Burcad-badeedda ayaa dhintay, mid kalana waa dhaawacmay, xilliga ay baxsanayeen maxaabiista.
- Maxaabiista oo laga soo qaaday Garacad ayaa loo soo waday Garoowe, waxayna ku baxsadeen deegaan lagu magacaabo Shakaal oo ka tirsan degmada Jariiban, islamarkaana u dhow xadka gobollada Nugaal iyo Mudug.
- Maxaabiista baxsatay waxaa ku jiray labo maxbuus oo dhawaan lagu qabtay Garacad, kuwaas oo ka mid ahaa Burcad-badeeddii ka degtay markabkii Turkiga ee Lutuf.
- Puntland ayaa weli ka hadlin baxsashada maxaabiista Burcad-badeedda, iyada oo warar is khilaafsan ka soo baxayaan sababta keentay.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay Puntland ka qaban doontaa baxsashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ku dhawaad 20 maxbuus oo ka mid ah Burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa caawa ka baxsaday gacanta Puntland.
- Sidoo kale mid ka mid ah maxaabiista Burcad-badeedda ayaa dhintay, mid kalana waa dhaawacmay, xilliga ay baxsanayeen maxaabiista.
- Maxaabiista baxsatay waxaa ku jiray labo maxbuus oo dhawaan lagu qabtay Garacad, kuwaas oo ka mid ahaa Burcad-badeeddii ka degtay markabkii Turkiga ee Lutuf.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ku dhawaad 20 maxbuus oo ka mid ah Burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa caawa ka baxsaday gacanta Puntland.
Sidoo kale mid ka mid ah maxaabiista Burcad-badeedda ayaa dhintay, mid kalana waa dhaawacmay, xilliga ay baxsanayeen maxaabiista.
Maxaabiista oo laga soo qaaday Garacad ayaa loo soo waday Garoowe, waxayna ku baxsadeen deegaan lagu magacaabo Shakaal oo ka tirsan degmada Jariiban, islamarkaana u dhow xadka gobollada Nugaal iyo Mudug.
Maxaabiista baxsatay waxaa ku jiray labo maxbuus oo dhawaan lagu qabtay Garacad, kuwaas oo ka mid ahaa Burcad-badeeddii ka degtay markabkii Turkiga ee Lutuf.
Puntland ayaa weli ka hadlin baxsashada maxaabiista Burcad-badeedda, iyada oo warar is khilaafsan ka soo baxayaan sababta keentay.
Puntland waxay hore maxaabiista lagu qabtay markabka SIBU 1 ugu sheegtay 46, balse markii maanta la keenay Garacad waxaa warar madax banaan xaqiijiyeen in ay ahaayeen 21 xubnood.
Markabka SIBU 1 waxaa shalay wada furtay maleeshiyaad Ciraaqi ah oo ka socday shirkadda leh markabka iyo ciidamada badda Puntland ee PMPF.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ku dhawaad 20 maxbuus oo ka mid ah Burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa caawa ka baxsaday gacanta Puntland, iyadoo mid dhintay iyo mid kalana dhaawacmay xilliga baxsashadooda.
Qodobada muhiimka ah
- Ku dhawaad 20 maxbuus oo ka mid ah Burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa caawa ka baxsaday gacanta Puntland.
- Sidoo kale mid ka mid ah maxaabiista Burcad-badeedda ayaa dhintay, mid kalana waa dhaawacmay, xilliga ay baxsanayeen maxaabiista.
- Maxaabiista baxsatay waxaa ku jiray labo maxbuus oo dhawaan lagu qabtay Garacad, kuwaas oo ka mid ahaa Burcad-badeeddii ka degtay markabkii Turkiga ee Lutuf.
- Puntland waxay hore maxaabiista lagu qabtay markabka SIBU 1 ugu sheegtay 46, balse markii maanta la keenay Garacad waxaa warar madax banaan xaqiijiyeen in ay ahaayeen 21 xubnood.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Puntland oo ku saabsan baxsashada maxaabiista.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warar is khilaafsan oo ku saabsan tirada maxaabiista la qabtay.
- Faahfaahinta ku saabsan duruufaha baxsashada ma ahan kuwo la xaqiijiyay madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Akhristayaasha waa in ay ogaadaan baxsashada maxaabiista burcad-badeedda iyo wararka is khilaafsan ee ku saabsan tiradooda iyo duruufahooda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay Puntland ka qaban doontaa baxsashada?
- Waa maxay duruufaha gaarka ah ee keenay baxsashada?
- Sidee ayey dhacdadani u saameyn doontaa habka Puntland u wajahdo burcad-badeeda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · puntland · burcad · badeedda
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada