Topic
Warkasta is tracking aasay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches bari and talyaaniga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Bari (Caasimada Online) – Magaalada Bari ee koonfurta Talyaaniga ayaa 9-kii September lagu aasay toddoba tahriibayaal Soomaali ah oo bishii hore ku geeriyooday safar halis ah oo ay kaga soo gudbayeen badda Mediterranean-ka. Aaska ayaa ka dhacay qabuuraha Palese ee magaalada Bari, iyadoo marxuumada loo sameeyey aas waafaqsan diinta Islaamka, waxaana ka qeyb galay wakiillo […] The post 7 qof o