Topic
Warkasta is tracking talyaaniga across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dagaalka, economy, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga, kuwaasi oo magaalada Muqdisho uga qayb galay shir ku saabsanaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Kulankan oo uu goobjoog ahaa Danjiraha
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya 2026 (Italy–Somalia Business Week 2026), oo ka furmay magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ganacsato Soomaaliyeed iyo wafdi ballaaran oo
TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun 2026 – Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Ladagaallanka Argagixisada iyo Kahortagga Fikirka Xagjirka ah ee Tubsan, Mudane Cali Yaasiin Gurbe, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Hoggaanka Ciidanka Qaranka Talyaaniga (IT-NCC), Col. Marco De Gruttula, oo ka hawlgala Soomaaliya, iyadoo labada dhinac ay ka wada […] The post T