Topic
Warkasta is tracking Abiy Ahmed across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches Ethiopia, Israel, and Kenya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saaka gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya. Abiy ayaa marti sharaf ka ah munaasabadda xuska maalinta halyeeyada Kenya ee Mashujaa Day, waxaana la filayaa inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Kenya, William Ruto. Labada hoggaamiye ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay dhismaha maamul ku-meel-gaar ah oo cusub oo loo magacaabay gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas, kaas oo loo xil saaray xasilinta gobolka iyo diyaarinta doorashooyin lagu qabto muddo lix bilood gudahood ah. Go’aankan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo…
Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, wax kasta oo horseedi kara xad-gudub ama duullaan ka tallaaba xuduudaha, xilli ciidamada federaalka Itoobiya ay si xawli ah ugu siqayaan xadka Eritrea, arrintaas oo sare u qaadday cabsida laga qabo in dagaal cusub uu ka qarxo Geeska Afrika. Xoghayaha Arrimaha…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in wada-hadal taleefan oo uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu uu ahaa mid miro-dhal ah, kaas oo diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda gobolka. Farriin uu ku baahiyay bartiisa X ayuu Abiy Axmed ku sheegay in labada hoggaamiye ay…
Abiy Axmed oo mar kale Ra’iisul Wasaare loo magacaabay Dalka Ethiopia iyo Axmed Shide oo Guddoomiye Baarlamaan loo doortay. Baarlamaanka Itoobiya ayaa markale Abiy Axmed u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha dalka, isaga oo helaya muddo xileed cusub oo shan sano ah. Abiy Axmed ayaa maanta loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha, kaddib…
5 Oktoobar 2026: Baarlamaanka cusub ee Itoobiya ayaa maanta mar kale u doortay Abiy Axmed inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalka, taas oo ka dhigan in uu xilka…