Topic
Warkasta is tracking israel across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches digniin, gaza, and imaaraadka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Haaretz ayaa saaka baahisay warbixin xasaasi ah oo sheegaysa in Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu qiyaastii 10 maalmood ka hor weerarkii 7-da Oktoobar helay digniin toos ah oo uga timid Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan (MBZ). Sida warbixintu sheegtay, MBZ ayaa Netanyahu uga digay in […] The post Digniin uga timid Madax

Sept 03 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo dhex taagan burburka Gaza oo ay hareerihiisa joogaan ciidamada Israel ayaa maanta jeediyay farriin cad: Israel ma celin doonto ciidamadeeda, xitaa iyadoo dhexdhexaadiyayaashu ay ku cadaadinayaan dhaqdhaqaaq ku aaddan qorshe xabad joojin ah oo uu Mareykanku taageerayo kaas oo ku baaqaya in la baxo. Safarku wuxuu ahaa […]