Topic
Warkasta is tracking akhrinta across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches shacabka, dhammaystiray, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, 19 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga sharci-darrada ah ee maandooriyeyaasha…
Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulanka uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, xildhib