Topic
Warkasta is tracking authority across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches diplomacy, somalia, and airport, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, (SONNA) – Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee AI Soomaaliya 2026, oo ah madal qaran oo diiradda saareysa doorka Sirdoonka Artificial (AI) ee horumarinta adeegyada dadweynaha, kor u qaadista hal-abuurka, dardargelinta isbeddelka dijitaalka ah, iyo kor u qaadista horumarka dhaqan-dhaqaale ee Soomaaliya.
Hay'adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa diidday warbixinada sheegaya in howlaha duulimaadyada ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aden Adde ay carqaladeynayaan dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaaradka. Hay'adda ayaa bayaan soo saartay Khamiistii iyadoo diiday sheegashooyinka ku faafaya baraha bulshada in dagaalladu saameeyeen adeegyada garoonka, iyadoo sheegtay in dhammaan duulimaadyada gudaha iyo caalamiga ah ay soconayaan si caadi ah.

Mogadishu — Somalia's Data Protection Authority (DPA) has directed all organisations that collect, store, process or share personal data to register under the country's Data Protection Law, as part of efforts to strengthen privacy safeguards and improve compliance with national data governance standards.

Muqdisho, (SONNA) — Hay'adda Ilaalinta Xogta Soomaaliya waxay halkan ku wargelinaysaa dhammaan Maamulayaasha Xogta iyo Qorayaasha Xogta ee ka howlgala Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in diiwaangelinta hay'adaha iyo shirkadaha ka shaqeeya xogta shaqsiga ah ay si rasmi ah u bilaabatay.