Topic
Warkasta is tracking axmed across 9 reports from 7 sources. Recent coverage touches itoobiya, liibaan, and shide, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u doortay hoggaamiyaha maamulkaas, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan Axmed Xasan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye, uu helay 14 cod. Sidoo kale, waxaa halaabay saddex cod. Natiijada doorashada waxaa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, Xus
Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashad
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay falal daandaansi iyo been-abuur ah oo lagu hayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii, sida goluhu sheegay, maalmihii la soo dhaafay hoygiisa la geeyay ciidamo hubeysan oo carqaladeeyay howl-maalmeedkiisa, khatarna geliyay amnigiisa. War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqb
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa si adag u cambaareysay weerarro iyo falal hubeysan oo ay sheegtay in lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo ka howlgalayay Laanta Koowaad ee Waaxda General Daa’uud, degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. War-saxaafadeed ay NISA soo saartay ayay ku sheegtay in falalkaasi ay…
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa dhisay xukuumadda cusub ee dalka, kaddib markii uu u billowday muddo-xileedkiisa cusub oo ah 5 sano.
Axmed Shide ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya, isagoo noqday Soomaaligii ugu horreeyay ee qabta xilka hoggaanka aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya. Kalfadhigii ugu horreeyay ee Baarlamaanka 7-aad ayaa lagu doortay Axmed Shide kadib doorashadii guud ee dalka ka dhacday 1-dii Juun 2026. Isla kalfadhigaas ayaa sidoo…
Axmed Shide ayaa hore u soo noqday Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, wuxuuna sidoo kale xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda.
Baarlamaanka Itoobiya ayaa shalay Abiy Axmed u dhaariyay in uu bilaabo muddo xileedkiisa labaad ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Dib u… Sii akhri
Raysal wasaaraha Wadanka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa u jawabaya isbaahaysiga Soomaaliya, Masar, Eriteriya & Suudaan. “Deriskeennu waa saaxiibbadeen, laakiin haddii aanan Bad helin horumarkeennu ma dhammaystirmayo… annaga oo ka duuleyna mab’da bixi oo qaado (wax-kala-beddelesho) waxaa naga go’aan in aan helno marin-badeed.