Topic
Warkasta is tracking baaritaan across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches amniga, duqeymo, and gudaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Baarista Amniga Gudaha ee Mareykanka (HSI) ayaa Isniintii baaritaan ku sameeyay guriga Ilhan Omar, oo ah xildhibaanad Dimuqraadi ah oo ka…
Ugu yaraan 216 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay ama ku dhaawacmay duqeymo iyo howlgallo cirka ah oo Mareykanku ka fuliyey Soomaaliya intii u dhexeysay 2007 iyo May 2025, sida lagu sheegay baaritaan cusub oo ku saleysan xog ay ururisay hay’adda Airwars. Baaritaanka, oo ay daabacday Arab Reporters for Investigative…