Topic
Warkasta is tracking gudaha across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches amniga, arrimaha, and ciidamada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga Shacabka 2026, oo lagu qabtay magaalada Lianyungang ee dalka Shiinaha. Madasha ayaa waxaa ka qeybgalaya in ka badan 2,100 qof oo ka kala socda 139 dal iyo gobol, iyo sidoo kale […]

Sept 09-(Jowhar)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku dhawaaqay in la laalay soo jeedintii xildhibaanno ka tirsan Golaha ay ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali (Xoosh). Go’aanka ayaa yimid kadib markii guddoonku uu hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa soo jeedinta. Baaritaanka