Topic
Warkasta is tracking baku across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches kula, magaalada, and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

May 19(Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Danjire Abdinur Dahir Fidow ayaa kulan-doceed muhiim ah oo ka tirsan Shirka Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka, kana socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, la yeeshay Xog

BAKU — Mas'uuliyiin ka socota Soomaaliya iyo Suudaan ayaa wadahadalo ka yeeshay caasimadda Azerbaijani oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal iyo ballaarinta iskaashiga. Kulanka ayaa ka dhacay xadka 13-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Magaalooyinka, iyadoo la isugu yimid Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suudaan iyo […]