Topic
Warkasta is tracking kula across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches dhaqanka, hirshabeelle, and ingiriiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Saint Petersburg, Ruushka – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Saint Petersburg kulan laba-geesood ah kula yeeshay Wasiirka Dhaqanka Federaalka Ruushka,…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha Serbia, Mudane Aleksandar Vučić, Madaxweynaha Senegal, Mudane Bassirou Diomaye Faye, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Pakistan, Mudane Muhammad Shehbaz Sharif iyo Dhaxal-sugaha dalka Kuwait Sheekh Sabaax Khaalid Al-Xamad Al-Sabaax. Ku