Topic
Warkasta is tracking bannaanbax across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dowladda and markale, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho — Xasan Cali Khayre ayaa shacabka ku nool magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka qeyb galaan bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa shacabka ugu baaqay inay isugu soo baxaan fagaarayaasha magaalada, isagoo sheegay in loo baahan yahay “in dalka la badbaadiyo,” isla markaana dadka looga baahan yahay inay […]