Topic
Warkasta is tracking barnaamijka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guuleystay and wasaaradda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa maanta kulan soo dhaweeyn ah Xarunta Wasaaradda kula qaatay lix gabdhood oo laga soo xulay hey’adaha Federaalka, kuwaas ku guuleystay Barnaamijka Xoojinta Awoodda Aharciga iyo Tababarka ee haweenka Soomaaliyeed (Legal Empowerment and Internship Programme for Women in