Topic
Warkasta is tracking wasaaradda across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches caddaaladda, dekedaha, and kulanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo lagu nidaaminayo diiwaangelinta ma’duunka iyo habraacyada lagu sameeyo guurka, iyadoo dadaal loogu jiro sidii xal rasmi ah loogu heli lahaa dacwadaha la xiriira arrimaha guurka. Wasaaradda ayaa sheegtay in habraacan cusub uu hagayo nidaamka diiwaangelinta ma’duun
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Cabdulqaadir Cumar Macalin u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Hay’adda Shaqada Adduunka (ILO), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka lixaad ee Guddiga Farsamada Socdaalka Shaqaalaha. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta siyaasadaha iyo nidaamyada socdaalka shaqaalaha, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed iyo xaqiijinta in shaqaaluhu h