Topic
Warkasta is tracking warbaahinta across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches adeegsatay, agaasimayaasha, and sameeyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa munaasabad sagootin ah aqalka madaxtooyadda ugu sameeyay bahda Warbaahinta, Hoballada Qaranka Waberi iyo marti-sharaf kale oo magaalada Jowhar u yimid xarig-jarka mashaariicda kala duwan. Ugu horeyn Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Telefishinka Universal Cabdullaahi Xersi Kulmiye ayaa t

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Agaasimayaasha iyo madaxda Warbaahinta Madaxa-bannaan ee ka howlgasha magaalada Muqdisho. Kulankan oo ahaa mid isbarasho iyo xog-isweydaarsi ah ayaa Wasiirku ku dhageystay aragtiyaha, talooyinka iyo fikradaha ay qabaan madaxda warbaahin

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in warbaahinta madaxa-bannaan ay dacwo u gudbiyeen safaaradaha reer Galbeedka ee Muqdisho, iyagoo ka cabanaya weerarro online ah oo la sheegay in dowladda ay u wakiilatay shirkad dibadda ku taalla, taas oo si been abuur ah u sheegata xuquuqda wararka ay baahiyaan warbaahinta madaxa-bannaan. Wararka ayaa […] The post DF ‘