Warbixin Soomaali iyo caalami ah

Topic

cabdiraxmaan

Warkasta is tracking cabdiraxmaan across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches axmed, cabdishakuur, and codka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Compare coverage on cabdiraxmaan

Latest reporting

Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur si kulul uga hadlay dagaalka ka dhacay Muqdisho

Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur si kulul uga hadlay dagaalka ka dhacay Muqdisho

Jun 03(Jowhar)-Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Siyaasiga xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si kala gaar gaar ah uga hadlay dagaalkii ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyagoo ku eedeyay dowlada federalka inay ka dambeysay dagaalka. Qoraal kooban oo bartiisa Facebook soo dhigey Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha [&#

SOAsalJowhar2 daqiiqo akhris
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Digay Caburin Lagu Hayo Codka Shacabka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Digay Caburin Lagu Hayo Codka Shacabka

Muqdisho – Siyaasiga mucaaradka ahna xilidhibaan ka tirsan Baarlamaan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay caburin lagu hayo codka shacabka, gaar ahaan dhalinyarada magaalada Muqdisho. Hadalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yimid kadib markii muddooyinkii dambe qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ay ka dhaceen bannaanbaxyo looga soo horjeeday dowladda, kuwaas oo qaar kam

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliilay muddo kordhinta dowladda

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliilay muddo kordhinta dowladda

Muqdisho — Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan xubnaha mucaaradka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu si sharci darro ah ugu sii joogo Villa Soomaaliya, kaddib markii, sida uu sheegay, muddo xileedka dowladda uu dhammaaday. Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay dowladda inay sameysatay muddo kordhin hal sano ah, isagoo sheegay in […]

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris

More topics