Topic
Warkasta is tracking camp across 1 report from 1 source. Recent coverage touches humanitarian and lower, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – Qoysaska reer miyiga ah ee ka qaxay Basra, Alifow, iyo Baqdaad oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya kadib roobab liita oo burburiyay dalagyadooda isla markaana dilay xoolahooda ayaa ku soo uruuray xero qaxooti yar oo ku dhow Afgoye, halkaas oo aan adeegyo iyo ilo dakhli ah u lahayn. Hamdi Muhudin Ali, 51, oo leh 10…