Topic
Warkasta is tracking carruurta across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches karaamo, saboolnimada, and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Carruurta Soomaaliya oo xarumo cusub ku helaya ilaalin iyo karaamo Muqdisho, 18 Juun 2026 – Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay taageereyso UNICEF, ayaa maanta ansixisay qorshe lagu qiimeynayo 111 xarumood oo dib-u-dhaqan-celin ah oo si gaar loo leeyahay oo ku yaalla Muqdisho, si loo xoojiyo kormeerka, kor loogu qaado heerarka daryeelka, […
SoDMA oo ka hadashay saboolnimada carruurta Soomaaliyeed Muqdisho, 18 Juun 2026 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta ka qayb galay daah-furka shir heer sare ah oo lagu soo bandhigayay natiijooyinka Warbixinta Saboolnimada Carruurta Soomaaliyeed, kaas oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Tirakoobka Qaranka Soomaaliya (SNBS), iyad