Topic
Warkasta is tracking casilay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maamulka and waqooyi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
WAsiirkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada Maamulka Waqooyi Bari, Mudane Saciid Maxamed Cabdiraxmaan ayaa maanta is-casilay, kadib qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga. Wasiirka ayaa qoraalkiisa oo ku taariikheysan maanta ku caddeeyay inuu si rasmi ah isaga casilay xilkii wasiirnimo, balse ma shaacin sababta rasmiga ah…