Topic
Warkasta is tracking waqooyi across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches badbaado, bari, and kuuriyada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Warsaxafadeed Markay qayloo naga soo gaadhey ciidaan u dhalanay, waa markii dulmigii dunida, calankii huwaanaa, ee lixda gees lahaa diyaaraado lagu keenaye, waan toosnay. Waayo, Waqooyi baa Shilal Yaalla! Cadowgaa la soo caleemo-saaray culayskiisaan dareenay. Waxaan maqalnay dadkaa la xasuuqaayo qayladoodii, waxaa na damqay sebiga ooyaya, waxa na dhaawacay hooyooyinka barooranaya, waxaan ka xanuun
Annagoo ah Golaha Dhaqanka Issimada, Guddiga Wadaxaajoodka iyo Nabadda, iyo Golaha Guurtida ee Waqooyi Bari, waxaannu si qoto dheer uga tacsiyeynaynaa dhammaan ehelada iyo qoysaska ay ka geeriyoodeen ama ku dhaawacmeen dhacdadii murugada lahayd ee ka dhacday magaalada Adhicadeeye ee gobolka Sool. Waxaan Alle uga baryeynaa in uu u naxariisto dhammaan intii ku naf weyday,... The post Waqooyi Bari- W
Jun 08(Jowhar)- Isagoo u ambabaxaya Kuuriyada Waqooyi safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah sanadka, Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku tilmaamay waxa uu ugu yeeray “saaxiibtinimo aan la jabin karin” Pyongyang – fariin ujeedadeedu tahay in la muujiyo waaritaanka iskaashiga oo muddo dheer qaabeeyay siyaasadda juqraafiyeed ee Waqooyi Bari Aasiya. Tobannaan sano, Shiinaha