Topic
Warkasta is tracking celebrations across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and republic, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Mogadishu, (SONNA) — Wasiir Ku Xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Axmed Jama, ayaa Isniintii ka qayb galay xuska Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga wuxuuna hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Talyaaniga munaasabadda awgeed.