Topic
Warkasta is tracking codadka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hirshabeelle and tirinta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Oktt 01 (Jowhar)- Maamulka Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa bilaabay tirinta codadka doorashooyinka labada Maamul ee Hirshabeelle iyo Galmudug,kadib markii maqribnimadii xalay la soo xiray goobaha codbixinta. Doorashooyinkaan oo ahaa kuwo isku sidkan waxaa lagu doortay golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada ee labada Dowlad Goboleed. Doorashooyinkii ka dhacay