Topic
Warkasta is tracking daawo across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches muqaalka, baladweyne, and fiqi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Beledxaawo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laa dareemayo aagga degmada Beledxaawo ee gobolkaasi, kadib markii halkaas laga dareemay dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeedo. Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa sheegay in xaalad cusub ay kasoo korortay…
Jowhar (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Jowhar kaga dhawaaqay natiijada doorashadii maalmo kahor ka dhacday deegaannada Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle. Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in doorashadu ka qabsoontay 10 degmo, iyadoo tartanka ay ka qayb galeen 13 urur siyaasadeed oo ku lo
Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo u jawaabaayay Mucaaradka Soomaaliya ayaa yiri “Dalkan haddaa Kooxda AS la rabtaan waxaa ka fiican Xasan Shiikh ee Asaga u dhaafa” HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Waxaa sii xoogeystay kulamada ka dhanka ah Maamulka Hirshabelle ee ka socdo Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaana hada ay marayaan in hub iyo ciidamo ay aruuriyaan beesha Xawaadle. HOOS KA DAAWO MUQAALKA Warbixinta