Topic
Warkasta is tracking dhacday across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches qof, baydhabo, and johannesburg, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dad badan ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen rasaas ka dhacday magaalada Stade ee waqooyiga Jarmalka.

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo ku taalla Aagga Warshadaha ee Ras Laffan. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda, isla markaana ay la […]