Topic
Warkasta is tracking dhalatay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches baarlamaanka, kala, and qaraxday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay xiisadda cusub ee ka dhex-qaraxday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareemay gudaha magaalada Muqdisho. Hay’adda NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa eedeyn u
Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay go’aanka uu Arbacadii uu soo saaray Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo shaaciyay in la kala saarayo xukuumadda iyo baarlamaanka, si loo dhaqan-geliyo dastuurka cusub ee ay horay u meel-mariyeen labada gole ee Baarlamaanka dalka. Qodobka 97-aad ee dastuurkii KMG ahaa ee…