Topic
Warkasta is tracking kala across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dhaqaalaha, dhaqaale, and difaaca, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho โ Golaha Dhaqaalaha Qaranka (NEC), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka ahna La-taliyaha Sare ee Dhaqaalaha Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay hayโadaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyagoo wada-tashi kala yeeshay Hindisaha Xoojinta Dhaqaale Nabadeed, oo ku saleysan Hiigsiga Qarni-jirka 2060 (CV2060) iyo Qorshaha Isbedde

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC} Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta, iyadoo ka digtay in dhaqdhaqaaqyada sharci-darrada ahi ay khatar ku yihiin amniga Yemen iyo guud ahaan gobolka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Qurbo-joogta Yemen, Afrah Cabdicasiis Al-Zouba, ayaa arrintan kala hadashay [