Topic
Warkasta is tracking xiisadda across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches itoobiya, eritrea, and afrika, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ilaa shan qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe… Sii akhri
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay magaalada Muqdisho ee u dhexeysa Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed. Fiqi ayaa sheegay in dowladda ay mas’uul ka tahay sugidda amniga caasimadda, sidaas darteedna…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda sii xoogeysaneysa ee u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea, iyadoo caddeysay inaysan waxba iska beddelin xiriirka ay la leedahay labada dal, inkastoo ay sii kordhayaan walaacyada laga qabo dagaal ballaaran oo ka qarxa Geeska Afrika. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Xasan Maxamed…
Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay xiisadda cusub ee ka dhex-qaraxday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareemay gudaha magaalada Muqdisho. Hay’adda NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa eedeyn u
Wasiirkii hore ee amniga gudaha Soomaaliya, Mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay arrimo ku aadan siyaasadda dibadda Soomaaliya, gaar ahaan xiisadda ka taagan gobolka. Xasan Xundubey oo si gaar ah uga hadlay khilaafka u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea ayaa shaaca ka qaaday…
Xiisadda u dhexeysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudigu uu Xuutiyiinta ku eedeeyey inay diyaarad aan duuliye lahayn ku weerareen xarun koronto oo ku taalla magaalada Madiina, taas oo koronto siisa Masjidka Nabiga.
Addis Ababa – Guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay inuu si dhow ula socdo xiisadda sii kordheysa ee u dhexeysa Itoobiya, Eritrea iyo Masar. Guddiga ayaa ugu baaqay saddexda dal ee xubnaha ka ah Midowga Afrika inay muujiyaan is-xakameyn dheeraad ah, kana fogaadaan tallaabooyin ama hadallo sii hurin kara xiisadda, isla markaana wiiqi kara nabadda…