Topic
Warkasta is tracking dhaweysay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches fahamka and iiraan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladdaha Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo u aragta tallaabo wanaag