Topic
Warkasta is tracking qaranka across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches muqdisho, calanka, and dhallinyaro, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jun 21(Jowhar)-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa si adag uga hadashay fal lagu dhibaateeyay gabar Soomaaliyeed oo ka dhacday goob fagaare ah oo lagu soo dhaweynayay mid ka mid ah gabdhaha caanka ka ah baraha bulshada oo dib dalka ugu soo laabatay magaalada Muqdisho. War Saxaafadeed ka soo baxay Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa lagu […]

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu baaris ku wado dhallinyaro ku xadgudbay gabar Soomaaliyeed, isla markaana tallaabo adag laga qaadi doono cid walba oo lagu helo ficilkaasi foosha xun. Xafiisku si gaar ay wuxuu baaris ugu wadaa dhacdo fool xun oo ka dhacday baraha Bulshada, taas oo ay geysteen dhallinyaro, kuwaas oo […]