Topic
Warkasta is tracking dhintay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches afar, dhacay, and gaari, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay, tiro ka badan tobanna waa ku dhaawacantay shil gaari oo galabta ka dhacay… Sii akhri

Nairobi, Kenya — Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen mudaaharaadyo xooggan oo Isniintii gilgilay dalka Kenya, kuwaas oo ka dhashay sare u kac weyn oo ku yimid qiimaha shidaalka. Dibad-baxyada ayaa hakad geliyay isu socodkii caadiga ahaa ee magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale, iyadoo bannaanbaxayaashu ay xireen […]