Topic
Warkasta is tracking dadka across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dhintay, garab, and jaamac, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in taageerada dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mooyaale ay waajib ku tahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay garab istaagga dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Garaad Jaamac ayaa adkeeyey midnimada, walaaltinimada iyo iskaashiga bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan marka ay jiraan duruufo u…
In ka badan 160 qof ayaa la soo sheegay in lagu dilay weerarro isdaba-joog ah oo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka geysteen qaybo kala duwan oo ka tirsan dalka Suudaan maalmihii la soo dhaafay, iyadoo warar kale ay sheegayaan in dadka ku dhintay weerarrada qaarkood ay ku jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed.
Washington, Mareykanka — Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa difaacay Xildhibaan Ilhan Cumar, xilli baaritaan federaal ah lagu hayo taariikhdeeda socdaalka, isaga oo maamulka Madaxweyne Donald Trump ku eedeeyay inuu awoodda dowladda u adeegsanayo dadka siyaasadda ka soo horjeeda. Qoraal uu Axaddii ku daabacay barta X, Obama ayaa sheegay in dowladda Mareykanka aysan…